Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay!!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay xil ka qaadis maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi ku sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir. Cali Gacal ayaa sheegay in dadka hoolka ku shiray ee xilka ka qaaday aysan aheyn Xildhibaanada Galmudug, waxa uuna tilmaamay in dadkaasi ahaayeen dad shacab ah iyo xubno dhinac Galmudug … Continue reading Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay!!